Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo ka qeyb-galay aaska Xaaji Cabdalle Biroole

0
365

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Allaah ha u naxariistee  waxaa maanta Qabuurha Baar- Caleen ee galbeetka magaalada Kismaayo lagu Aasay Xaaji Cabdi biroole oo ku geeriyooday da’da boqol iyo labaatan sano (120)jir waxaana uu marxuumka maal-mahaan ku xanuunsanaya magaalada Kismaayo aaska marxuumka waxaa ka qeyb-galay ma’suuliyiin katirsan Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaadada Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here