Barakacaayasha ku nool kaam Xaashi ee magaalada Kismaayo  oo codsaday in la  caawiyo

0
306
Kismaay-(Idaacadda Waamo)-Barakacaaysha ku sugan kaam xaanshi ee maagalada Kismaayo ayaa sheegay in ay wajahayaan duruufo adag.
Maadaama aysan heysan adeeg yada aas aasiga u ah nolsha bina aadamka.
sidoo kale waxa ay sheegeen in ay fooda inagu soo heyso bisha Ramadaan walina ay san helin wax gar gaar ah.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inoooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here