Wasaaradda Dhalinyarada Jubbaland oo ka warbixisay Xaalada Dhalinyarada Jubbaland

0
275

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaarada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka Warbixiyey Xaalada Dhalinyarada Jubbaland iyo Fursadaha ay Hesytaan iyo Caqabadaha soo Wajaha Dhalinyarada.

Agaasimaha C/raxmaan Cabdi ahmed ayaa sidoo kale sheegay in Dhalinyarada Jubbland ay Wasaaradooda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u diyaarisay Qorshaha Lagu Tayeynayo Dhalinyarada 2020 ilaa 2024 isagoo sheegay iney gacan ka geysanayaan Hay’ada La Shaqeeyo Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here