Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo waxaa halis badan ku haya cudurka korona feyras oo dalka dib ugu soo labakacaleeyay.
waxaa la joojiyey goobaha waxabarshada iyo socodka bulshada ee Habeenkii ,waxana waajibi looga dhigay dadka in ay xirtaan Afsaabka si’ looga taxdara fafitaanka Cudurka,Dhalinyarada ayaana doorkood ka qaadanaya.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.