Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo wacyigelin ku aadan Cudurka Covid19  ka bilowday Dekada Kismaayo

0
331
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka Caronavirus ayaa waayadii dambe waxa uu si weyn ugu soo laba kacleeyey Soomaaliya Gaar ahaan magaalada kismaayo ee xarunta Kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland.
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo wacyigelin ku aadan cudurka Covid19  Dekada Magaalada kismaayo.
Dekada Magaalada kismaayo ayaa waxaa ka shaqeeyo dad badan oo muruq maalato ah kuwaas oo ay Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland gaarsiisay qalabka la isaga ilaaliyo cudurka oo ay ugu horeyso Gacmo gashi iyo afsaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here