Liiska 5 Xiddig ee ugu qiimaha badan Premier League oo lasoo saaray.

0
517

Premier League (Idaacadda Waamo)-Horyaalkii ugu weynaa adduunka, Premier League waxaa ka ciyaara xidiga waaweyn oo qiimo leh Laga soo bilaabo qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican adduunka ilaa qaar ka mid ah maamulayaasha adduunka ugu fiican, kubbada cagta Ingariiska ee heerka koowaad ayaa ah mid kamid ah horyaalada ugu feecan aduunka.

Manchester City iyo Liverpool ayaa xukumayay horyaalka xilli ciyaareedyadii lasoo dhaafay, iyadoo labo ka mid ah tababarayaasha ugu fiican adduunka ay tartamayaan. Labada kooxba waxay ku faanaan ciyaartoy sar sare sida Kevin De Bruyne, Raheem Sterling (Manchester City), Virgil van Dijk, Sadio Mane iyo Mohamed Salah (Liverpool).

5 Xidig ee ugu Qiimaha Badan Horyaalka

1- Harry Kane | Tottenham Hotspur | £108 million

2- Mohamed Salah | Liverpool | £90 million

3- Raheem Sterling | Manchester City | £90 million

4- Trent Alexander-Arnold | Liverpool | £90 million

5- Kevin De Bruyne | Manchester City | £90 million

De Bruyne, Salah, Kane Oo Hogaaminaya 50-Ka Xiddig Ee Ugu Fiican Premier  League - (HILLAAC.NET) THE BEST INDEPENDENT RELIABLE SOMALI NEWS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here