Laamaha amaanka Jubbaland oo digniin ku aaddan Covid-19 u diray Bulshada

0
259
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo la dhaqan galinayo wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,ayaa taliska ciidanka booliiska iyo maamulka Degmada Kismaayo waxa ay  bilaaweyn  dhaqan galinta amarada ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland.
Xanuunka Covid-19 ayaa ku soo laba kac leeyey deeganada Jubbaland si loo yareefo faafitaanka cudurka ayaa bulshada  waxaa lagu baaqay in ay sameyaan taxadar dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here