Kaamamka Barakacayaasha Kismaayo oo uu saameyn ku yeeshay Covid-19

0
291

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kaamka barakacayaasha ee Badar waa mid ka mid ah kaamamka barakac ee yaallo magalada kismaayo, waxaana ku nool ku dhawaad 500 oo qoys isla markaana aanan heysan adeegyada asaasiga u ah nolosha bani`aadanka,sidoo kalena waxaa saameyn ku yeeshay cudurka covid-19.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here