Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa qaaliyoobay qiimaha lagu kala iibsado hilibka xoolaha ee Suuqyada Magaalada kismaayo sababo la xiriira xoolihii la keeni jiray oo yaraaday.
Xoolaha la keeno suuqa xoolaha ee Kismaayo ayaa aad uga yar ku wii markii hore la keeni jiray maadaama ay abaar iyo daaq la’aani jirto dadkii reer guraaga ahaa ee xoolaha keeni jiray ay fogaadeen taas oo keenatahy in hilibka xoolugu uu qaliyoobo sida ay shegeen dadka hilibka ka gacansada.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.