Madarasada Ikhlaas ee Kismaayo oo Xaflad dhiiri galin ah u qabatay Arday dhameysay Qur’aanka kariimka ah

0
316

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madrasada lkhalas oo ka mid ah madarsoyinka magaaalada Kismaayo ayaa waxaa ay u qabtay xaflada qaar ka mid ah ardeyda dhameesay Qur’aanka Kariimka .

Tirada guud ee ardeyda dhamesay Qur’aanka ayaa waxaa ay garayaan ku dhawaad 20 ardey oo dhamesay xifdinta Quranka Karinka.

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb-galay waalidiinta ardeyda iyo qaar ka mid ah culmaa’u  diinka kunool Magaalada kKsmaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here