Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland oo tababar u furtay qaar ka mid ah dhalinyarada Kismaayo

0
283

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha jubbland ayaa tababar u furtay qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo,tababarka ayaa ahaa mid lagu barayay dhalinyarada hogaaminta Wanaaagsan.

Agaasiamaha guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbland Abdirahmaan Abdi Ahmed Faahfaahin ka bixiyey muhiimadda iyo faa’iidada uu tababarkaan u leeyahay dhalinyarada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here