Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dadka ku nool kaam Riiqato oo ku yaallo duleedka magaalada kismaayo ayaa waxay codsi u direen dowlad goboleedka Jubbaland, iyagoona sheegay in muddo hal sano ah ay ku sugan yihiin kaamka islamarkaasna aysan helin wax gargaar ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.