Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadada laamiga ah ee hormarta xabsiga dhexe ee Magaalada Kismaayo oo ay maarmihii la soon dhaafay ka socdeen howlo shaqo oo dib loogu dayac tirayo ayaa maanta waxaa la soo gabagabeeyay wajigii 1aad ee dhimaha wadadaasi waxaana xariga ka jaray Gudoomiyaha Degmada Kismaayo .
Dhismaha wadadaan holbowlaha ah ayaa waxaa uu ku yimid isku tashi bulsho waxaana dadka dhismaha jidkaan ka qayb qaatay ka mid ah gadiid layda oo ah dadka ugu badan ee dhibka ku qabay isticmaalka wadaan oo bur bur xoogan ka jiray.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diaayrisay.