Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo aan ku guda jirno xilli cimilada magaalada Kismaayo ay kulashay ayaa waxaa ay Haweeenka ku nool kaamka barakacayaasha ee Towfiiq 2 ay sheegeen in ay ku yar yihiin Ceelasha biyaha,waxayna codsadeen in Ceelal biyoodyo loo qodo.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.