Xarumaha Wasaaradaha Jubbaland oo heegan kaga jiro faafitaanka Covid-19

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli deeganada Jubbaland laga xaqiijiyey kiisas cusub oo la xiriira caaabuqa covid-19 ayaa xarumaha wasaaradaha dowlad goboleedka Jubbaland dhankooda waxa ay sameenayaan taxaddar ku aaddan cudurkan sida fudud ku faafo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here