Warbixin:Dhalinyaro ku shaqeysata xirfadda sawir qaadidda

0
359

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haamihii keydka shidaalka ee dowladii dhexe ee Soomaaliya ayaa waqtigii barisamaadkii ahaan jireen Haamo shidaalka lagu kaydiyo  balse hadda waa goob qadiimi ah oo inta badan ay dhalinyarada degmada Kismaayo u tagaan in ay sawirro ku galaan .

Waxaa jira Dhalinyarada ku shaqaysta xirfadda sawir qaadista kuwaas oo inta badan xiliyada galabkii dadka Sawirro kala duwan uga qaada Haamihii shidaalka oo ku dhow xeebata liido.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here