Haweenka Uurka leh oo loogu baaqay in ay ku umulaan xarumaha Caafimaadka

0
263
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ku yaalo xarumo xaafimaad ku waa soo fuliyo adeegga dhalmada oo lacag la’aan ah.
Waxaa jiro Haween weli ku umula xaafadaha arintaas oo ay dhaqaatiirta ay ka digeen,maadaama ay halis badan la kulmi karto Hooyada iyo ubadkeeda.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here