Maamulka Isbitaalka Midnimo oo ka warbixiyay adeegyada ay bixiyaan

0
236
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Midnimo waxaa uu ka mid yahay xarumaha Caafimaadka ee ku yaallo magaalada Kismaayo,waana xarun bixiso adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah.
Waxaa ku xiran qaar ka mid ah bulshada ku nool xaafadaha magaalada kismaayo iyo deeganada ku xeeran.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here