Maamulka Machadka Al-Ikram oo ka warbixiyay xaaladda waxbarasho ee xarunta

0
270
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka AL-IKRAM ayaa waxaa uu ka mid yahay macaahidda magaalada kismaayo waxaa lagu bartaa luuqadda Ingiriiska iyo luuqado kale,waxaana dhigta Arday badan oo isaga kala yimaada Xaafadaha magaalada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here