Dhalinyaro Kismaayo ka hirgaliyay Qaab cusub oo loo kireeyo guryaha

0
369

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro soo maaliyeed oo leh hal abuur ganacsi ayaa magaalada Kismaayo ka hirgaliyay shirkad ka shaqaaysa kala iibinta guryaha iyo sido kale kitaaynta guryaha.

Dhalinyaradaan oo hab online ah ku shaqeeya ayaa isku xira  dadka  guryaha kiradaa doonaya iyo kuwa raba in guryahooda laga kiraaysto .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here