Maamulada  xarumaha lagu barto farsamada gacanta oo baaq u diray Wasaaradaha Jubbaland

0
306
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ku yaalo xarumo badan oo lagu barto farsamada gacanta taas oo shaqa abuur loogu sameenayo dhalinyarada deeganada Jubbaland.
Maamulada xarumaha lagu barto farsamada gacanta ayaa sheegay in sanad kasta ay soo saaraan dhalin bartay dhamaan xirfadaha kala duwan ee farsmada gacanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here