Maamulka Degmada Kismaayo oo baaq u diray Ganacsatada

0
297

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan wadooyinka Magaalada Kismaayo oo ah kuwo burbursan waxaa isticmaalkooda dhibaato ku qaba dadka iyo gadiidka  gaar ahaan xiliyada roobka oo jidadka qaar ay noqdaan kuwo biyo fariistaan oo aan lamari karin .

Maamulka Degmada Kismaayo ayaa dib u dayactir ku sameeyay qaar ka mid ah jidadka magaalada sida wadada aad xaafada dalxiiska  iyo wadada gasha xaafada siinay oo ay labada aad u isticmalaan gaadiidka dad waynaha sido kale waxaa dib loo dhisay jidadka dhex mara suuqa wayn ee Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here