Maamulka Degmada Kismaayo oo xariga ka jaray Waddo qaab isku tashi loo hergeliyay

0
267

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka degmada Kismayo Cabdirashiid Cadullaahi Maduulloow ayaa xariga ka jaray waddo ay hab isku-tashi ah u dhisteen dadka degan waaxda Halgan  xaafadda Farjano ee magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here