Tallaalka Covid-19 oo la soo gaarsiiyay magaalada Kismaayo

0
326

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa maanta lasoo garsiyay Kurooyin badan oo ah talalka Astara Zaneka Ee Dhawaan dalka lasoo gaarsiyay waxaana labadii qof ee ugu horeyay ee talalkaan qatay  Deegaanada Jubbaland ay noqdeen Wasiirka wasaaradda Cafimadka Jubbaland Eng Mursal iyo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlada Gobleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan Tallaalka ayaa lagu talay galay in ay qataan shaqalaha Caafimadka ee safka hore kaga jiro Dadalada xakameynta Covid-19 iyo dadka waaweyn ee U nugul xanuunkan Covid-19.

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here