Deegaanka Hoosingow oo laga soo sheegayo Biyo la’aan

0
316

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeganka Hoosingow oo hoos taga degmada Badhaadhe ee Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira xaalad Biyo la’aan ah, taas oo  saamaaysay dadka xoollo dhaqatada ah ee degaankaas  deggan maadaama inta badan ay gureen meelihii dadka ay Biyaha ka heli jireen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here