Dadka Degan Kaamka Buulo-mallaay ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
292

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka buulo malaay oo ku yaala Magaalada Kismaayo waxaa dagan dad barakacayaal kuwaas oo ay soo foodsaartay dhibaatooyin kala duwan oo  hooy la,aan ay ka midtahay.

Ilaa 40 qoys oo ka mid ah dadka kaamkaan dagan waxaa ka dumay guryihii ay ku jireen ka dib markii uu ku soo rogmay Bacaad fara badan oo dhinaca bada ka yimid.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here