Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daladda Ururada aan dowliga aheeyn ee JUNSA ayaa kulan ku qabtay magaalada kismaayo,kulankaasi oo isugu jiray Aqoon kororsi ku saabsan arimmaha doorashooyinka iyo ansixinta hogaanka cusub ee daladda kaasoo horay loogu soo doortay Gudoomiye Cabdifataax Cali Faarax.
Gabagabadii kulanka waxaa faahfaahin ka siiyay warbaahinta Agaasimaa JUNSA Maxamed Amiin Maxamuud.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.