Tartan Kubadda cagta ahaa oo lagu soo xiray Deegaanka Goobweyn

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn ayaa waxaa lagu soo xiray Tartan ciyareed is dhexgal ah,waxaana Tartankaan loogu magacdaray Safarka Nabadda islamarkaasna loo qabtay kooxaha ciyaaraha ee Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here