Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhaqaatiirka Kismaayo ayaa bulshada uga digay halista caafimaad ee ka dhalan karta isticmaalka joogtada ah ee dawooyinka xanuun baabi’yaha.
waxaa jira dad si iskood ah u isticmaalo daawooyin aan dhaqtar u qorin kana iibsadaan goobaha caafimaadka gaar ahaan Farmasiyaasha, ayagoon ogeyn khatarta ka dhalan karto.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.