Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ku baaqday in laga shaqeeyo bilicda Deegaanka

0
325
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beerista  dhirta waxay sabab u noqotaa in la dareemo saxansaxo udgoon oo caafimaad qabta.
Dhirtu waa hu’ga dhulka iyo quruxda deegaanka waxayna inoo leedahay waxtar aad u badan .

Saynib Rashiid Cige agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa bulshada ugu baaqday in ay ka qeyb qataan hormarinta Deegaankooda oo ay ka  ilaaliyaan waxyabaha bilicada xumeeyn kara.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here