Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo deegaanka goobweyn ka daah-furtay tartanka Ciyaaraha Deegaanka

0
243
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaraha Jubaland  iyo Wasaarada Arimaha gudaha Jubbaland ayaa deegaanka Goobweyn ka daahfurey tartan si dhexgal ah oo kubbada Cagta sidoo kalena deegaanka geysay agab ciyaaro.

Tartanka loo qabanaayo dhalinyarada deegaanada dhanka waqooyin ee Magaalada kismaayo ayaa ah mid is dhexgal ah kaasoo ay kasoo qeyb galayaan kooxaha kubadda cagta ka dhisan deegaanada sida Goobweyn, Qaam-qaam, Baar-sanguuni, iyo Buulo-guduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here