Xiriirka kubadda cagta Jubbaland oo agab ciyaareed u qeybiyay kooxaha  heerka labaad ee Kismaayo

0
236

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiriirka kubadda cagta Jubbaland ayaa maanta agab ciyaared u qeybiyay lix kooxood kuwaas oo ka ciyaaraha heerka labaad ee Dagmada Kismaayo.

Agabka loo qeybiyey ayaa ah mid lagu dhiiiri galinaayo dhalinyarada ayna ugu diyaar garoobaan horyaalada kala duwan ee dhawaan furmi doono kooxaha agabka sports-ka la gudoonsiiyey ayaa  ah ilaa lix kooxood oo ka ciyaara horyaalka heer labaad ee dagmada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here