Maamulka Degmada Kismaayo oo Kormeeray goobaha laga qodo Carro kaawada ee duleedka Kismaayo

0
277
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiintan oo kasocotay Maamulka Degmada Kismaayo,Wasaaradda maaliyada Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Hay’adaha amniga ayaa maanta kormeray goob badan oo laga qoodo carro kaawada lagu dhiso guryaha iyo jidadka  gaar ahaan kaawada Badar waxaana goobahan oo ahaa dhul banaan carrada ka qota shacab muruq maal ah oo danyar ah kuwaasi oo nolashooda ka maareeyaan kormeerka mas’uuliyiintan kadib Guddoomiyaha Degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yusuuf (Timo jilac) waxuu shegay in ay dhawaan bilaabi doonan hagaajinta wadoyin dhowr ah carro kawadana loo is ticmaali doono howlahaasi dib u dayac tirka waddooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here