Qaar ka mid ah Dhalinyarada Jubbaland oo ka hadlay doorkooda Gurmadka Abaaraha

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Gobollo badan oo wadanka ah ay xilligaan ka jiraanย  xaalado Abaar oo aad u daran ayaa waxaa jiro in meelaha qaar ay dadka iyo duunyada halis ugu jiraan in ay u dhamadaan Biyo la’aanta ka jirto,qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Golayaasha dhalinyarada heer State iyo heer Degmo oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo ayaa ka hadlay xaaladaha Abaareed ee ka jirto Gobolada dalka gaar ahaan deeganada Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here