Abaarro saameeyn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada oo ka taagan qeybo ka mid Jubbaland

0
240

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa meelo badan oo ka mid ah Gobolada iyo Degmooyinka Jubbaland  ka jira abaaro saameeyay dadka iyo duunyada intaba ‘waxaana jira dad harraad iyo macaluul ugu geeriyooday qaybo ka mid ah Gobolka Gedo iyo Gobolka Jubbada dhexe,sida ay noo xaqiiiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboledka Jubbaland .

Gobolka Gedo iyo gobolka Jubbada dhexe ayaa ah meelaha ugu daran ee ay waqtigaan abaartu ka taagantahay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here