Bulshada magaalada Kismaayo oo loogu baaqay in ka feejignaadaan halista Covid-19

0
272

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa maalin walba sii kordheyso tirada Kiisaska maalinlaha ah ee  dadka uu ku dhacayo ama u dhimanayo Cudurka Covid-19 Gudaha dalka, mana jirto marka la eeg bulshada dhexdeeda feejignaan dheeri ah oo cudurkaan la xirirto,Gudoomiyaha Degmada kismaayo Ibraahim Yuusuf Timo Jilic oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxaa uu xaqiijiyay in ay jiraan dad xanuunkaan ugu geeriyoday gudaha magaadala kismaayo,wuxuuna bulshada ugu baaqay in ay feejignaadaan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here