Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool degaanka Bar-Sanguuni ee dhaca dhinac waqooyi magaalada kismaayo ayaa waxaa ay yihiin kuwa ku nool tabcashada Beeraha .
Marka uu Biyo badan keeno wabiga waxaa jira kannaallo ay biyaha soo jabsadaan taasoo ay bulshada tabacta Beeraha ay dhibaato badan ku qabaan.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.