Jubbaland oo ka digtay in Gawaadhida Xamuulka ah loo raro si xad dhaaf ah

0
324
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusoo badanaayo Gawaarida xamuulka tan dhaafka la saaro ee uu ka Gadooomo.
Gawaarida xamuulka tanka weyn kasoo qaada dekada magaalada kismaayo ayaa marar badan waxa ay ku gadoomeen wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo iyadoo saameyn xoog leh uu keenay isu socodka gaadiidka iyo dadka.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here