Dhakhaatiirta Kismaayo oo ka digay in si qaldan loo Isticmaalka Dawooyinka

0
288
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Duumada ama Maleeriyada ayaa waxa uu saameyey qaar ka mid ah bulshada ku nool deeganada Jubbaland.
Cudurka duumada ayaa waxaa sababo qaniiyada Kaneecada waxa uuna aad ugu badan yahay wadama soo korayo gaar ahaan kuwa ku yaalo qaarada Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here