Maamulka Degmada Kismaayo oo ku baaqay in laga shaqeeyo bilicda Magaalada

0
261
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa soo saaray amaro dadka dagan xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo lagu amrayo iney  dadka leh guryaha laamiga saaran iney dhisaan gurigooda iyo laamiga inte u dhexeysa iyo dadka dagan xeebaha ayagana waxaa lagu armay iney  dhir ku beeraan inta u dhexeysa guryahooda iyo xeebaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here