Qaar ka mid ah Danyarta Deegaanka Siin-galeyr oo Raashiin loo qeybiyay

0
327

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Singaleer oo Ka mid ah Deegaanada Dhaca Dhanka Waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa Laga Sameeyey Raashin qeybin.

Dadka ku nool Deegaanka Singaleyr ayaa baahi weyn u qabay raashinka la gaarsiiyey iyadoona ay u mahadceliyeen cid walba oo soo gaarsiiyey raashinkaasi.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here