Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo guud ahaan ay dalka ka jirto abaar aad u sameeysay dadka iyo duunyada ayaa aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin ka soo jeedo degmada xagar ee ka tirsan Gobolka Jubbada hoose ayaa walaac ka muujiyeen saameynta ka dhalatay abaarta iyo xanunka Cofid-19 oo ay sheegeen in calaamadahiisa ay dad badan ugu geeriyoodeen.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.