Kismaayo:-Sare u kac laga Dareemayo Qaar ka mid ah khudaarta

0
237
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa sare u kac laga dareeemayaa qiimaha dhirta sida qaaska loogu isticmaalo ka hortaga Covid 19 kuwaas oo magaalada looga keenaa banaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here