Jubbaland oo Deeq Raashiin ah gaarsiisay Deegaanada Towfiiq iyo Wirkooy

0
354

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanadaan raashinka la gaarsiiyey ee Wirkooy iyo Towfiiq dhanka waqooyina ka xiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa la gaarsiiyay Deeq Raashiin ah oo kala duwan.

Deegaanada  raashin qeybinta laga sameeyey ayaa abaar ba`an ay ku dhufatay,waxaana ay saameyn xoog leh ku reebtay dadka deegaanka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here