Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka oo kaalinta ugu weyn ka qaata tarbiyeynta carruuta

0
271
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiyada Qur’aanka ayaa ah muhiimadda koowaad ee bulshada Islaamka,waxaana marka ay caruurta ay yar yihiin lagu abaabiyaa barashada Qur’aanka Kariimka.
Inta badan waalidiinta Soomaliyeed ayaa ah kuwa sharaf gaar ah siiya Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here