Haweenka Uureyda ah oo loogu baaqay in ay tagaan xarumaha Caafimaadka

0
353

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa magaalada Kismaayo ku yaalla xarumo badan oo caafimaad,kuwaasoo adeegyo kala duwan oo caafimaad u qabta bulshada ku nool kismaayo iyo nawaaxigeeda.

Goobaha caafimaadka waxaa ka mid ah qayb lagu qaabilo hooyada iyo dhallaanka si’ loo hubiyo xaaladooda caafimaad loona dar yeelo,sidoo kale waxaa jira dhaqaatiir la socda xaaladda  Haweenka uureyda ah kuna wacyi galiya in ay tagaan xarumaha caafimaadka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here