Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland oo faahfaahin ka bixisay habka loo maro qaadashada sharciga wadista Gaadiidka

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaanahaan wasaaradda Gaadiidka Jubbland ay ka waday qorsho ay darawalada ka shaqeeya magaalad kismaayo ay  ku goosanayaan sharciga wadista Gadiidka,waxayna wasaaradda  ay ku amartay in guud ahaan Gaadiidleyda ay waajib ku tahay qaadashada sharciga.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here