Wiil Dhalinyaro ah oo Kismaayo ka Hirgaliyey Mishiin Casri ah oo lagu Shiido saliida

0
368
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkada Asal Oils oo ah shirkad soo saarta saliida oo noocyadeeda  kala duwan taas oo saliid ka sameysa dalagyada beeraha sida loswka, Sisinta ,Saytuunka, Qumbaha iyo kuwo kale.
Wilkan ayaa magaalada Kismaayo keensaday mishiin lagu shiido saliida kaas oo maalinkii  soo saari kara 20 litir oo saliid ah taas oo ay bulshada kismaayo u isticmaasho Caafimaad ahaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here