Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo ka hadlay Xaaladda Abaareed ee Gobalka Gedo

0
252

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo qeyladhaan kala duwan ay  ka soo yeereyso dadka rer miyiga ah ee ku ool qeybo badan oo gobolka Gedo ka mid ah,ayna wajahayaan xaalado bani’aadannimo oo aad u daran ayaa waxaa arinkasi ka hadlay masuuliyiinta ururada bulshada rayidka Jubbaland,waxeyna ku baqeen in loo gurmado dadka iyo duunyada ay biyo la’aanta heyso ee ku nool Gobolka Gedo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here