Deegaanka Wayaamo Geedow ee duleedka Kismaayo oo laga soo sheegayo xaalad bani’aadannimo

0
322
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wayaamo Geedow oo magaalada kismaayo dhowr kiilo mitir  jiro ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalad adag oo dhanka bani`aadamnimada ah.
Dadka ku nool deegaanka ayaa waxay si weyn uga cabanaya biyo la`aan ka jirto deegaanka iyo abaar ku dhufatay deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here